Masuul ka tirsan Xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo lagu dilay Laascaanood

Gudoomiyihii Xisbiga mucaaradka ah ee UCID u qaabilsanaa gobolka Sool ayaa caawa lagu dilay magaalada Laascaanood sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Maxamed Aflahar ayaa waxaaa rasaas ku furay dabley hubeysan oo weerar ku soo qaaday, kuwaasoo ka baxsaday goobta markii ay dilka fuliyeen. Ciidanka amaanka Somaliland ee Magaalada Laascaanood ayaa bilaabay howlgalo … Continue reading Masuul ka tirsan Xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo lagu dilay Laascaanood